Search

Home > Kabasho > Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka
Podcast: Kabasho
Episode:

Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka

Category: Health
Duration: 00:29:36
Publish Date: 2026-04-13 20:00:00
Description:

Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. 

Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan

Total Play: 0