Search

Home > Kabasho > Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga
Podcast: Kabasho
Episode:

Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga

Category: Health
Duration: 00:31:49
Publish Date: 2025-11-09 20:00:00
Description:

Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan?

Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa fahanka naftaada.

Dhagaysi wanaagsan

Total Play: 0