Search

Home > Kabasho > Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding
Podcast: Kabasho
Episode:

Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding

Category: Health
Duration: 00:47:53
Publish Date: 2023-07-08 20:00:00
Description:

Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi. 

Dhagaysi wanaagsan.

Total Play: 1