Search

Home > Kabasho > Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation| Kabasho|
Podcast: Kabasho
Episode:

Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation| Kabasho|

Category: Health
Duration: 00:45:20
Publish Date: 2023-06-06 20:00:00
Description:

Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada. 

Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.

Total Play: 1