Search

Home > Kabasho > Ep:5; Aafada Is-canaanashada |Self-blame
Podcast: Kabasho
Episode:

Ep:5; Aafada Is-canaanashada |Self-blame

Category: Health
Duration: 00:17:02
Publish Date: 2022-02-10 22:37:43
Description:

Maxay ayaa maskaxdaada kusoo dhacaa markaad maqasho erayga 'Is-canaanasho'? 

Ma ogtahay in dareenka gudeed ee Is-canaanashadu uu burburin karo kalsoonidaada,waxyeeli karo kasmadaada kaa reebi karo inaad kaalin gasho oo ku dhiirato noqoshada qofka aad rabto inaad noqoto. 

--- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Total Play: 0