Search

Home > Kabasho > Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough
Podcast: Kabasho
Episode:

Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough

Category: Health
Duration: 00:29:49
Publish Date: 2022-02-25 20:04:12
Description:

Fillaanshiyo- la’aantu waa dareen taban oo kasoo unkamay yaraantii marar kalena waxaa la kasbadaa waynaanta oo waxaa kugu abuura deegaanka iyo dadka kugu xeeran ee xayndaabkaaga kujira. Sidee looga tallaabaa dareemada fillaanshiyo la'aanta ayaynu ka sheekaysanaynaa. 

--- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Total Play: 2