Search

Home > Kabasho > Ep:10; Tiirsanaanta-Taban |Codependency
Podcast: Kabasho
Episode:

Ep:10; Tiirsanaanta-Taban |Codependency

Category: Health
Duration: 00:24:45
Publish Date: 2022-03-04 21:40:28
Description:

Tiirsanaanta-Taban(Co-dependency) waxay dhacdaa marka qofku dulin-laxaweed (Emotional-Parasite) ku yahay dadyowga xidhiidhku kala dhaxeeyo.

Xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa meesha ay kasoo unkanto tiirsanaanta-tabani, calaamadaha lagu garto iyo sida looga bixi karo.

--- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Total Play: 5