Search

Home > Kabasho > Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety
Podcast: Kabasho
Episode:

Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety

Category: Health
Duration: 00:36:31
Publish Date: 2022-06-17 21:07:55
Description:

Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto.   Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.

--- Send in a voice message: https://anchor.fm/kabasho/message
Total Play: 0