qeytii kowaad ee togane podcast waxa wada hadal xiise na dhex marey maxamed harare oo tusaale fiican u ah qofnimada wanaagsan safarkiisii dhulka hooyo,bilowgii nolosha dahsoon iyo sida uu mudnaanta ugu sameeyo hawl-maalmeedkiisa ayaa ka mida waxyaabo badan oo muhiim ah oo aan xusney.
waxaan rajeynayaa inaad ka heli doonto wixii falcelin ah waa noo muhiin mahadsanid.
OG: waxaan ka cudur daaraneynaa cilad yar oo dhinaca maqalka ah dhamaadka qeybtan.
mahadsanid.