Search

Home > TOGANE > 2.TOGANE EP002 Isuhur Caafimaadka Maskaxda Iyo Wacyiga Bulshada.
Podcast: TOGANE
Episode:

2.TOGANE EP002 Isuhur Caafimaadka Maskaxda Iyo Wacyiga Bulshada.

Category: Society & Culture
Duration: 01:30:43
Publish Date: 2021-09-08 10:17:55
Description:

Qeybtii Labaad ee Togane waxa wada Hadal xiise leh na dhex marey Isuhur podcast host-kii ugu horeeyay ee soomaali ah ee aan arko.

waxa aan soo hadal qaadney waaanagii podcast "kitchenchat" sidii uu ku bilowdey iyo qeybihiisa dar-darta leh ee soo socda mustaqblka dhow.

Caafimaadka maskaxda oo hadalka xoogiisa ahaa ayaan aad ugu sii tiigaalney waxa aaney war bixin fiican iga siisey xaalka dadka dhimirka ka xanuusanaya ee dalkii ay ku sugan yihiin.

Ugu danbeyn wacyiga bulshadu guud ahaan halka uu marayo iyo xaalada caafimaad ee maskaxeed ee shaqsiga ah ayaan isla wadaagney!.

"Wada-Hadal Xiise Leh Iyo Aragti Dhif Ah" .

Total Play: 0