Search

Home > Codka Ubax > SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka

Category: Arts
Duration: 00:32:44
Publish Date: 2024-05-10 16:00:00
Description:

Send us a text

Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan!




Support the show

Total Play: 0