Search

Home > Codka Ubax > SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida

Category: Arts
Duration: 00:33:28
Publish Date: 2024-04-26 17:00:00
Description:

Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan!

Support the Show.

Total Play: 0