Search

Home > Codka Ubax > SE08EP03: Murtida Maansada Urugo
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE08EP03: Murtida Maansada Urugo

Category: Arts
Duration: 00:45:41
Publish Date: 2023-10-14 16:00:00
Description:

Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan!

Support the show
Total Play: 0