Search

Home > Codka Ubax > SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga

Category: Arts
Duration: 00:27:26
Publish Date: 2023-05-01 16:00:00
Description:

Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay.  Dhegaysi wacan!

Support the show
Total Play: 2