Search

Home > Codka Ubax > SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada

Category: Arts
Duration: 00:45:53
Publish Date: 2022-11-04 16:00:00
Description:

Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Maan Yuusuf iyo Khaalid Siciid. Dhegaysi wacan!

Support the show
Total Play: 0