Search

Home > Codka Ubax > SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?

Category: Arts
Duration: 00:42:18
Publish Date: 2022-09-30 16:00:00
Description:

Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan!

Support the show
Total Play: 0