Search

Home > Codka Ubax > SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka

Category: Arts
Duration: 01:01:21
Publish Date: 2022-09-24 17:00:00
Description:

Gabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caafimaad oo dalka u yaal? Ma laga ganacsan karaa caafimaadka iyo daawooyinka, yaa se hubinaya tayadooda? Dhegaysi wacan!

Support the show
Total Play: 0