Search

Home > Codka Ubax > SE06EP03 - Jawaab Baan Baadhayaa
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE06EP03 - Jawaab Baan Baadhayaa

Category: Arts
Duration: 00:45:35
Publish Date: 2022-09-09 16:00:00
Description:

Haddii aad warbaahinta ka shaqaynaysay labaatankii sanno ee u dambeeyay, sidee ayaad u arki lahayd isbeddelkeeda joogtada ah? Sidoo kale, Axmed Cismaan Batuun waa abwaan curiya suugaanta, bulshadana qaybaheeda kala duwan u wacyigeliya hab uu jiil kastaa fahmayo. Dhegaysi wacan!

Support the show
Total Play: 4