Search

Home > Codka Ubax > SE05EP12 Fan iyo Fannaan
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE05EP12 Fan iyo Fannaan

Category: Arts
Duration: 00:59:41
Publish Date: 2022-06-18 17:00:00
Description:

Cumar Seerbiya waa weriye wakhti badan geliyey baadhista fanka iyo fannaanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay waxa loogu yeedho fanka reer magaalka, bilowgiisii, aragtida bulshada iyo maanta halka uu marayo. Dhegaysi wacan!

Support the show
Total Play: 2