Search

Home > Codka Ubax > SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland

Category: Arts
Duration: 00:30:35
Publish Date: 2022-05-13 17:00:00
Description:

Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasaastay shirkad u adeegta bukaanka iyo inta jilicsan ee dalka Finland. Dhegaysi wacan!


Support the show
Total Play: 0