Search

Home > Codka Ubax > SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha

Category: Arts
Duration: 00:53:50
Publish Date: 2022-04-15 16:00:00
Description:

Cumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Total Play: 0