Search

Home > Codka Ubax > SE05EP01 Saamaynta Maalka & Maanka ee Dabka Hargeysa
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE05EP01 Saamaynta Maalka & Maanka ee Dabka Hargeysa

Category: Arts
Duration: 00:47:27
Publish Date: 2022-04-08 17:00:00
Description:

Saamayn dhaqaale oo muuqata ayuu dabkii Hargeysa ku yeeshay shacabka. Sidoo kale mid maskaxeed ma ku yeelan karaa? Sidee looga soo kabtaa labadaas? 

Waxa faahfaahin ka bixinaya Ugbaad Axmed Xaashi iyo Dr. Axmed Cabdi Xirsi. Dhegaysi wacan!

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Total Play: 0