Search

Home > Codka Ubax > SE02EP02 1979: Kulankii Aniga & Cabdi Tahliil
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE02EP02 1979: Kulankii Aniga & Cabdi Tahliil

Category: Arts
Duration: 00:12:21
Publish Date: 2020-06-05 16:00:00
Description:

Alle ha u naxariisto fannaankeennii weynaa ee Cabdi Tahliil Warsame. Muddo 20 sanno ah oo uu xanuunsanayay ka dib, 5-tii Juun ee 2020-ka ayuu geeriyooday fannaanku. Waxa aan anigu ku xasuusanayaa kulan na dhex maray 1979-kii, aniga oo aan weli dhalan. Dhegaysi wacan!

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
Total Play: 0