Search

Home > Codka Ubax > SE01EP02 Jacaylkii Ceel Afweyn
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE01EP02 Jacaylkii Ceel Afweyn

Category: Arts
Duration: 00:29:15
Publish Date: 2019-12-13 06:00:00
Description:

Jacaylkii Ceel Afweyn waxa uu bilaabmay sannadkii 1991-kii. Safar Darroor lagaga tegay ayaa u sabab ahaa. Maanta, soddon sanno ka dib, labadii dhallinyarta ahaa, sidee xaalkoodu yahay? Gobaad ayaa ka warramaysa jacaylkeedii dhallaannimo.

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 5