Search

Home > Codka Ubax > SE01EP11 Fathia Absie
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE01EP11 Fathia Absie

Category: Arts
Duration: 00:46:44
Publish Date: 2020-04-10 11:00:00
Description:

Bulshooyinka Soomaalidu aad ayay jacaylka u qaddariyaan, una weyneeyaan dhanka fanka iyo suugaanta marka ay tahay. Balse nolosha caadiga ah, isku si uga ma muuqato dhaqankeenna. Waa maxay sababta jacaylka looga xishoodaa, dadka is qabana aan looga dareemin? Fathia Absie ayaan kala sheekaystay su'aashan iyo kuwo kaleba. 

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 0