Search

Home > Codka Ubax > SE02EP10 Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE02EP10 Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka

Category: Arts
Duration: 00:38:19
Publish Date: 2020-10-02 16:00:00
Description:

Dumarka suugaanyahanka ahi way kooban yihiin, sidoo kale kuwooda jacaylka ka maansoodaa waa dhawr. Ayaan Axmed Caydiid "Kaaba", waa halabuur suugaanteedu dhaliso hadalhayn joogto ah. Waa maxay sababtu? Dhegaysi wacan. 

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 2