Search

Home > Codka Ubax > SE02EP17 Jacaylka & Nacasnimada Maxaa Ka Dhexeeya?
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE02EP17 Jacaylka & Nacasnimada Maxaa Ka Dhexeeya?

Category: Arts
Duration: 00:30:36
Publish Date: 2020-11-20 13:00:00
Description:

Marka jacayl dhab ahi ku hayo, waxa kaa tegaya go'aanka. Waxa kugu badanaya dabacsanaanta iyo u hoggaansamidda xaalado aanad beryaha qaar oggolaateen, wax walbana in aad tunka saarato ayaa suurtagal ah. Dr. Axmed Cali "Cantar" ayaannu ka sheekaysannay mawduucan iyo heesihiisaba. Dhegaysi wacan!

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 0