Search

Home > Codka Ubax > SE03EP02 Dhallinyarada & Bilowga Ganacsiga: Fursadaha & Caqabadaha
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE03EP02 Dhallinyarada & Bilowga Ganacsiga: Fursadaha & Caqabadaha

Category: Arts
Duration: 00:33:41
Publish Date: 2021-01-08 13:00:00
Description:

Waa barnaamijka kowaad ee taxanaha aynu kaga hadli doonno dhallinyarada iyo ganacsiyada yaryar. Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla dhallinyarada doonaya in ay la yimaaddaan halabuur ganacsi. Waxa ila jooga Xasan Gaadh-haye iyo Aasiya Siciid. 

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 0