Search

Home > Codka Ubax > SE03EP04 Doorka Saxaafadda ee Horumarinta Bulshada
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE03EP04 Doorka Saxaafadda ee Horumarinta Bulshada

Category: Arts
Duration: 00:39:03
Publish Date: 2021-01-15 18:00:00
Description:

Saxaafaddu waxa ay door weyn ku leedahay horumarinta iyo dhismaha bulshada. Waa barta laga hago ummadda, laga toosiyo hoggaanka, laguna kaydiyo sooyaalka ummadeed. Haddaba waxyaabaha curyaamiya maxaa ka mid ah, sidoo kale diintu maxay ka qabtaa in dano kale la hoos gashado werinta dhacdooyinka? Waxa ila jooga weriye Siddiiq Maxamed Burmad. Dhegaysi wacan!

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 0