Search

Home > Codka Ubax > SE03EP05 Waa Layga Guursaday 2
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE03EP05 Waa Layga Guursaday 2

Category: Arts
Duration: 00:20:34
Publish Date: 2021-01-22 19:00:00
Description:

Siyaabo kala duwan ayay isu waayi karaan labada is jeceli. Waxa ka mid ah faragelin waalid, duruufo bulsho ama isfahandarro labada dhinac ah. Waa barnaamijkii labaad ee taxanaha #WaaLaygaGuursaday. Dhegaysi wacan!

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 0