Search

Home > Codka Ubax > SE04EP06 Jawhar: Jidkii Dheeraa ee Saxaafadda
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE04EP06 Jawhar: Jidkii Dheeraa ee Saxaafadda

Category: Arts
Duration: 00:30:14
Publish Date: 2021-07-02 19:00:00
Description:

Wax ka baro magaalada Jawhar oo ah halka uu ku dhashay Siciid Xagaa Afrax. Siciid oo saxaafadda ku jirey muddo 20 sannadood ah, waxa uu ka warramayaa jabkii uu u soo maray mihnaddiisa iyo sidii uu uga gudbay caqabadahaas. Dhegaysi wacan!

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 0