Search

Home > Codka Ubax > SE04EP07 Gefka Jacaylka ka Daaya
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE04EP07 Gefka Jacaylka ka Daaya

Category: Arts
Duration: 00:46:59
Publish Date: 2021-07-09 18:00:00
Description:

Abwaan Keyse Maxamed "Galaydh" waa gabyaa ka maansooda nolosha qaybaheeda kala duwan. Isaga oo safar ah, ka yimid Jigjiga, una socda Burco, ayaannu ku sheekaysannay Hargeysa, suugaantiisa dhanka jacaylka iyo waxbarashadana ku wadaagnay. Dhegaysi habboon!

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 1