Search

Home > Codka Ubax > SE04EP11 Makhaayadda Hablaha - Rinkeby
Podcast: Codka Ubax
Episode:

SE04EP11 Makhaayadda Hablaha - Rinkeby

Category: Arts
Duration: 00:19:34
Publish Date: 2021-09-10 17:00:00
Description:

Badhtamaha xaafadda ugu hadalhaynta badan magaalada Stockholm, marka ay noqoto dhanka rabshadaha, waxa ku taalla makhaayad nooceedu ku yar yahay ogaalka dadka. Waa makhaayad la yidhaa Tast of Africa oo loo furay dumarka oo keli ah. Waxa aan la sheekaystay mulkiilaha, Ubax Cumar Toosh. Dhegaysi wacan! 

Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

Total Play: 0